XOG: QORSHE KA DHAN AH MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA SOCDA VILLA SOOMALIYA.

XOG: QORSHE KA DHAN AH MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA SOCDA VILLA SOOMALIYA.

39
0
SHARE

Xog hoose oo aan helnay ayaa sheegeysa in Labadii habeen ee ugu dambeeyay uu Villa Soomaliya ka socday qorsheyaan ka dhan ah madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, islamarkaana uu wadey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex taalla Villa Soomaaliya waxaa ka soconayey kulamo aad u xasaasi ah, islamarkaana looga soo horjeedo Farmajo.

 

Jawaari ayaa shiroinayey xildhibaanno naloo sheegay iney kamid yihiin mucaaradka, walibana doonaya in meesha laga saaro Farmaajo.

 

Xildhibaannada ayaa danta ay lahaayeen waxay tahay oo kaliya sidaan ogaannay in ay helaan kooram buuxa, iyaga oo tageero ka helaya Jawaari.

 

Jawaari ayaa seeftii uuhaystay markaan bilaabay inuu u adeegsado qaab aan wanaagsaneyn, waana waxa keenay in uu diyariyomooshin ka dhan ah Farmaajo.

LEAVE A REPLY