XOG: AFAR ARIMOOD OO SOOMAALIYA U SOO CELIN KARA DOWLADNIMADEEDII.

XOG: AFAR ARIMOOD OO SOOMAALIYA U SOO CELIN KARA DOWLADNIMADEEDII.

79
0
SHARE

Soomaaliya ayaa muddo badan kusoo dhex jirtay dagaal sokeeye, islamarkaana iska dumineysa dowlad walbo oo loosoo dhiso.

Hadaba Warqaad.com ayaa baaritaan ay sameysay ogaatay Afar qodob oo dib usoo celin karta dowladnimada Soomaaliya, waa haddi ay dadka Soomaliyeed isla fahmaan qodobadaasi.

Waxaana kamid ah:-

 

1- Iskul Kalsoonaan Soomaalida oo dhan ah

 

 

 

2: Ka Gudubna nidaamka Qabiilka ee 4.5

 

3: Is Cafin iyo isku laab xaarnaansho

 

4: Hoggaan Daacad ah oo aqoon iyo karti lagu soo xulo.

 

Waxaa hubaal ah, haddii Soomaaliya ay intaan hesho in la helo doono dowlad wanaagsan oo waligeed aan dhicin, walibana ka duwanaata kuwa dalka soo maray.

LEAVE A REPLY