SHEEKO AAD U DAREEN BADAN?

SHEEKO AAD U DAREEN BADAN?

69
0
SHARE

Musqusha (Suuliga) Ayuu Kaamira iigu Xiray qosol badana. “Dhacdo Xanuun Badan”

Qisadaan ayaa waxay ku dhacday Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda ku soo koobtay Nafisa oo dagan magaalada Sanca ee wadanka Yemen taas oo ii sheegtay in mid kamida dhaliyarada ay guriga isla daganyihiin uu suuliga ama musqusha ugu xiray Kaamirad (Camera) waxaana uu ka duubay muuqaal ah iyadoo mayranaysa ama qubaysanaysa.

 

Wiilka ayaa ula jeeday markii horay inuu iska daawado muuqaalka gabadha balse waxaa ku dhashay fakir kale oo ah in gabadha rakaateen karo waxaana uu ka codsaday lacago aysan awoodin isagoo ugu hanjabay in faafin doono Video-ga hadii aysan lacagta bixin.

Nafisa ayaa waxay isku dayday in si walba ay uga dhaadhiciso wiilka balse wuxuu ugu jawaabay “waad ogtahay in Xaaladda Yemen ay adagtahay marka xoogaa aan magaalada ku joogo lee kaa rabaa”

 

“ Waxaan sammeeyo ma aqaan, aniga ayaa waalnaa markaan la dagaayay iskaabulo, Lacag intee uga keenaa anigaaba magaalada waxaan ku joogo haysane, ayay tiri Nafisa.

 

Gabadha ayaa ugu dambayntii go’aansatay in ay iskaga cararto gabbi ahaanba dalka Yemen oo ay soo aaday madaalada Nairobi maadaama aysan heli Karin lacagta lagu xujeeyay.

 

Dhibaatooyinka haysta dadka soomaaliyeed ee u barakacay dalalka dibadda ayaanan ahayn mid la soo koobi karo waxayna soomaalida qaarkood sameeyaan in ay dadkooda gumaystaan marka wadan kale la tago.

 

LEAVE A REPLY