GEERAAR JACEYL.

GEERAAR JACEYL.

63
0
SHARE

From naf wax

lala wado.

Gabay baan kuu marayaa

Gacal wacan xambaarsan

Gayaantii xillligan

Gacal lala wadaabaa adigaa

Gacal mudan haddan ruux

Gacloonayo gacan wacan la

siinayo

Adigaa guddon mudan

Haddaan eego gayaankaan

Gacal looma quuree

Garaad wacan inaad tahay

Garwaaqso ogow

Musbaax baad tahay ifeysoo

Mashxaradiyo ciyaartuna

Muuqaalkaaga wacan baa

Horey ugu maqsuudee

Saxansaxada roobkiyo

Si carfoon u jiidaa

Saakay iila mid ta

LEAVE A REPLY