GEERAAR AMAAN AH 2018.

GEERAAR AMAAN AH 2018.

76
0
SHARE

Shabakada Daqiiqad.com waxay idin soo gudbineysaa Geeraar amaan ah 2017 jaceyl oo aad u macaan ka bogosho wacan:

 

Siddii sagal dilaacay

Ama hilaac baxay oo kale

Quruxdu soo ma moodaan

Qaabkaaga wacan baad

Qaarkaa ku dhaaftayee

Inaad tahay anigaa qiraayee

Qiimo malahan caashaqa

Qar qarada hadaadan ka hayn

Qarni walibana wax baa soo ifbaxeeQalanjooy adigaa qaatay laabtee

Qof walibana dabcigiisa meel noqay

danta in leesku garaa

Qalad iyo gaf ineey tahay

Qalnajooyogsoonoowxasan

Qureyshtii haweenka

Waligeed aduunyada

Waqtigaa qof saacida

Midna waayaha xira

Labadaas waxaan aheyn

Horaa loogu waayoo

Waa nin iyo waagii

Aniguba wasiisiga

Waxaan weyda lahayaa

Iigu wacan waxyeelada

Wiish bay ila sarakacay

Caashaqu wadaad maleh

Walaalowna kuma haro

Waan waanna kala dheer

Waxba haay idabiibina

Wadka aan is aragnee

Waddadiina ka ambaday

Biyo looga waayaa

waanadu idhaaftee

waan kuu xiisay abaayo idil

 

LEAVE A REPLY